Wargee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-geeyay, -geysay)

U w.: war cid kale u tebin ama gaarsiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wargee

wargeeye | wargeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg