Warran
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hadal; war la sheego. 2. ld warramid.
Warran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)1. War sheegid ama ku hadlid. 2. Ka w.: cid ama arrin wax la xiriira sheegid. 3. U w.: cid xog aysan ogayn u sheegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga warran ↴
warramid | xogwarran | xogwarran |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg