Weelduw

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld weelduwid.

Weelduw

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-uway, -uday; -uwi)

U w.: dad cudurrada xunxun oo lays qaadsiyo qaba, sida qaaxada iwm, weel gaar ah u yeelid, wax ku siin; faquuqid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weelduw

weelduwan | weelduwid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg