Weheliyaha fididda dhererka

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal ..., m.l/dh)

(fiis.) Summad a. Korodhka dhererka adke ee hal halbeeg oo dherer ah, marka heerkulku kor u kaco hal digrii. Selsiyas (1 C°), cadaadiskuna yahay madoorsoome.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weheliyaha fididda dhererka


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg