Wejitub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Wejimacbuus; wejikaduud.

Wejitub

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Jirxumayn darteed cid wejiga u kaduudid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wejitub

giir | jirxun | wejitubid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg