Weydaarso

Qaabnaxa: f.lg3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

Wax, wax kale dhaafsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weydaarso

weydaarsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg