Weyddii

Qaabnaxa: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

1. Qof si jawaab looga halo su'aal u jeedin; warso. 2. Cid wax ka codsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weyddii

yabooh | yabooh | yaboohi | baafi | qaansheeg | rabbituug | uun | aaway | alkumo | aqbal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg