Weydee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)1. Arrin sahlasho. 2. Wax caato ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weydee ↴
weydeyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg