Wiiq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Bowdada madaxeeda misigta ku jira. 2. Misiqta fiiqeeda.

Wiiq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Cid, arrin iwm wax-yeello gaarsiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wiiq

wiiqan | wiiqan | wiiqid | wiiqmid | wiiqnaan | wiiqnaansho | wiqiyad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg