Wiiqan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qmay, -qantay; -qmi)Wax la wiiqay noqosho.
Wiiqan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)Wax la wiiqay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wiiqan ↴
wiiqmid | wiiqnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg