willo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-laday, -latay)

1. Wax dhaqaaq degdeg ah samayn. 2. Nafley didid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh willo

willasho [m.f.dh]
eeg willo. ld willad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg