Wishaar

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Doon ama markab cusub oo kolkaas dibedda iyo badda loo saaray.

Wishaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax duugoobay sidii uu hore u ahaa ka dhigid (guri, doon, iwm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wishaar

wishaarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg