Xaaji

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (xujay/-iyo, m.dh)

(diinta) Nin muslim ah oo waajibaadkii xajka gudanaya ama gutay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaaji

xaajiyad | maxaajiraa | xujeey |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg