Xaako

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhacaan adag oo afka ka soo baxa oo ka yimaada oogaada xuubabkeeda jilicsan kolka ay bukoodaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaako

xaakoo | xaakood | boronkiito | xiiqdheer |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg