Xaasaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ammo, m.dh)

Caato; weyd, macluul.

Xaasaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Xoolo caatoobid; weydoobid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaasaan

xaasaamid | xaasaanqabow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg