xabbadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)

1. Cid xabbad ku ridid. 2. Wax hal hal ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xabbadee

xabbadayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabbadee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg