Xadato

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xididdada oogada oo kaca ama baraaruga kolka ay dareemaan waxyaalo si debecsan oo jilicsan meelaha qaarkood uga taataabanaya. ld xananto, xanato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xadato

xadatee | xananto | xanato |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg