Xagaayo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Roob ka da'a xeebaha gobollada koofureed. 2. Xilliga roobkaasi da'o.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xagaayo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg