Xagal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-glo, m.l/-llo, m.dh)

1. Lowga laabatadiisa dibadda u jeedda oo kolka la fariisto ama lugta la laabo, isku laabanta. 2. Labo xarriiqood oo toostoosan oo meel isugu yimaada iyo qaabka ay u yeelaan korka ama meesha u dhexaysa.

Xagal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-glo, m.l/-llo, m.dh)

(xis.) Saxan ka samayma ratibaadda laba xarriigood (dhinacyo ama gacmo) oo ku kulma bar lagu magacaabo geeska xagasha. Halbeegga waa darajo ama gacansin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xagal

xagal daacsan | xagal fiiqan | xagal furan | xagal janjeedh | xagal masaafo-cabbire | xagal qumman | xagal toosan | xagal-adke |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg