Xagal fiiqan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-llo ..., m.dh)

(xis.) Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay 0° kana yaryahay xagal qumman (90° ama P/2 gacansin).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xagal fiiqan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg