Xagal furan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-llo ..., m.dh)

(xis.) Xagasha cabbirkeedu ka weynyahay xagal qumman (90°), kana yaryahay xagal toosan (180°).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xagal furan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg