Xagal-adke

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-kayaal, m.l/dh)

(xis.) Ratibidda saddex addimaale ka sammaysma dhammaan xarriiqyo bar ka soo unkama halka bar wadaag ah isla markaana dhex mara xood sallax oo oodan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xagal-adke


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg