Xaglo-talantaali

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo ..., m.dh)

(xis.) Lammaane xaglo isle'eg oo ay sammeeyaan laba xarriiqood oo barbarro ah iyo xarriq kale oo goysa labadooda oo lagu magacaabo gudbane.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaglo-talantaali


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg