Xago

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

1. Ilkaha ama ciddiyaha wax nabar yar ku gaarsiin. 2. Wax yar oo meel ku dheggan ilkaha ama ciddiyaha kaga fuqsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xago

xag | xagasho | xagxago |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg