Xagxag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Nabarro yaryar oo aan qotodheereyn oo ku yaal wax dushooda sare. 2. Cunto la kariyay inta weelka dhinacyadiisa ku dhegta.
Xagxag
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Nabarro yaryar oo aan qoto dheereyn wax dushooda sare gaarsiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xagxag ↴
xagxagasho | xagxagid | xagxago |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg