Xagxago
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)1. Wax yar oo meel ku dheggan ilkaha uga goosasho. 2. Cid haruufid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xagxago ↴
xagxagasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg