Xajiimee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)

Cid wax ay ku xajiimooto marin ama taabsiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xajiimee

xajiimeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg