Xallaafato
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Qalab bir ah oo af galoolan iyo daab qori ah leh oo marka geedaha la qorayo xanafta looga bi'iyo; xalleefato.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xallaafato ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg