Xalli

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Maaro.

Xalli

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Mushkilo ama mas'alo xal u helid.

Xalli

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Nafley ama dad si saf ballaaran ah u socosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xalli

caaddifi | nabad-jeceyl | xab | xalliiban | xallin | xallin | xallis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg