Xalxali

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

Wax xalxalay ka dhigid (nabar).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xalxali

xalxalid | xalxalin | carbar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg