Xammaali
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qof ay shaqadiisu tahay in uu dusha wax ku qaado. ld xamaal¹, xamaali, xammaal¹.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xammaali ↴
xamaal | xamaali | xamaalid | xamaalinnimo | xammaal | xammaalid | xammaalinnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg