xammuuradee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)Dhar xammuurad gelin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xammuuradee ↴
xammuuradayn [m.f.dh]
eeg xammuuradee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg