Xanfaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Nabarka ama dhaawaca cusub (siiba kan birtu gooysay) xanuunka halaca leh oo laga dareemo.
Xanfaf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Dhaawac jirka meel ka mid ah gaaray awgiis xanuun dareemid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xanfaf ↴
dalqoholac | holac-cad-hunguri | xanfafid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg