Xaniid

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Tabadiin hilibkeeda si gaar ah tinnaar loogu dubay oo la qallajiyey. 2. Hilib kasta oo tinnaar lagu dubo oo la qallajiyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaniid


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg