Xanjaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

1. Xayrta riciraha lafdhabarta, sida xanjada ugu dhegsan. 2. Lafdhabar xiriir, arxaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xanjaad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg