Xanjeero

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

1. Ilmo carruur ah xambaarasho. 2. Maro la guntanyahay kor u xaydasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xanjeero

xanjeerasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg