Xaqdhawr
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xishood iyo ixtiraam cid loo hayo.
Xaqdhawr
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Cid ixtiraamid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaqdhawr ↴
xaqdhawrid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg