Xaraash
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax naado lagu iibiyo oo hadba qofka qiime madhaafaan ah gaara lagu baaryo. 2. (-shiyo, m.dh) Qof ama dibi beer-falidda yaqaan.
Xaraash
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)Badeeco qiimo jaban ku gadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaraash ↴
lallabayso | muraaddee | xaraashid | xoogxaraash | xoogxaraashnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg