Xarfasho

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg xarfo². ld xarfad¹.

Xarfasho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhaqaaq tartiib ah ee biyaha sare ee badda ama haro oo ay dabayshu dhaqaajiso iyo dhaqaaqyada kale ee la midka ah sida ciidda iwm. 2. (jool.) Tuulimaad kasta oo dhulka dushiisa ah oo la soo qaaday, gaar ahaan ka barafku tuulo amase biyaha ka yimaada barafka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xarfasho

xarfad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg