Xarfo
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Caws jilicsan oo dhego yaryar oo meelaha riska ah ka baxa; wuxuu yeesha sabuul miro yaryar leh oo la cuno. 2. (-ooyin, m.l) Kax bannaan; dibir. 3. Kalluunka jaad ka mid ah.
Xarfo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-faday, -fatay)Hoore dabayl ku qaboobid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xarfo ↴
xarfasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg