Xariif

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

(xarfaan, m.dh) 1. Qof xeelad badan. 2. Qof caqli badan. Xarfaan; Laacib.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xariif

laacib | xarfaan | xariiftamid | xariiftan | xariiftan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg