Xashaash

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xarrago; mardaaddi; shoob. ld xarshaash¹.

Xashaash

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)

Dhar cusub ama qurxoon xirasho. ld xarshaash².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xashaash

xarrago | xarshaash | xarshaash | xarshaashid | xashaashid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg