Xawo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Biyaha laboodka; mino; shahwo.

Xawo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(c.nafl.) Unug taran qaangaadh ah oo socda, oo ay leeyihiin xayawaanka labka ah, oo ay soo daayaan xiniinyuhu.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xawo

kaadimareen | bilisxawood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg