Xayiraad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Xayirmid.

Xayiraad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

(taar.) Is-hortaag dhaqaale oo la xiriira joojin ganacsi, dhaq-dhaqaaqa maraakiibta si looga joojiyo dal isdhaafsiga ganacsiga uu la leeyahay dalalka kale.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xayiraad

xannib |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg