Xayn

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

In yar oo aan badayn oo xoolo, ugaar iwm oo wada jira; horin; koox.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xayn

qaaxayn | raaxayn | waaxayn | dharbaaxayn | dhexayn | dhirbaaxayn | eexayn | faataxayn | fadeexayn | gocoso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg