Xayuubso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Ka x.: wax qof korka ka saarnaa xoog uga qaadasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xayuubso ↴
xayuubsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg