Xeerka 2aad ee Niyuuton
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(fiis.) Dhaqsaha isbeddelka dahfad ay walaxi leedahay wuxu saamiggal ku yahay xoogga falaya, waxa ayna qaadataa jihada xooggu u falmayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xeerka 2aad ee Niyuuton ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg