Xeerka kosayn

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(xis.) Saddex-xagal kasta, haddii a, b iyo c iyo yihiin dhererrada dhinacyada iyo + ay tahay xagasha ka horjeedda dhinaca dhererkiisu yahay c, markaa c2=a2+b2-2abcos+.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xeerka kosayn


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg