Xerageddi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Xoolo xeradii ku firshowday, xero kale u beddelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xerageddi

xerageddin | xerageddis | xerageddisad | xerageddisasho | xerageddiso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg