Xidid-dabciye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

(daaw.) Dawo keenta ballaarashada xididdada dhiigga oo badisa socodka dhiigga.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xidid-dabciye


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg